قرآن (کارابی: قرآن ؛ قرآن: قرآن) و کیتابکا Alle Allah (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi Maxamed محمد سلام بر او. svg (n.n.k.h) ، kaas oo ku qoran luuada carabiga.
Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.
Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (god) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi Muxamed محمد سلام بر او. 40 jir، ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii، oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed محمد صلى الله عليه وآله. svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.
Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa، guud ahaan، labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed صلى الله عليه وآله) iyo Madani (oo ah Qura Neb Kuo Mogaho) بر او. svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado، kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu کا kooban yahay boqol toban iyo دور Suuradood kuwaasi ooy UGU horeeyso suurada آل Faatixa (mahnaheedu tahay AMA خز furitaan "bilaabid") OO کا ای samaysan 7 aayadood ilaa دانلود Laga دانلود Laga gaeeo sukaa 7 aayadood ilaa دانلود Laga دانلود Laga gaeeo sukao 7 aayadood ilaa دانلود Laga gaeeo sukaa 7 aayadood ilaa دانلود Laga gaeeo sukau 6 ایادود.
Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda، nolosha، tilmaamida iyo hogaanka، wixii horey u dhacay، waxa dhici doona، nolosha dunida، nolosha aakhiro، maalinta qooliya iyo iyo xioana Sidoo kale ، Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay در kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.
Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan، waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.
Intaasi waxaa dheer، Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee، bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.